Ilaalada Madaxweyne Afrikaan ah oo maaro looga waayey cunista Maandooriyaha Qaadka

Sida ay shaaciyeen saddexda wargeys ee ugu waaweyn Kenya oo kala ah Daily Nation, The Star iyo Standard, Ciidanka ilaalada u ah madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa laga mamnuucay inay cunaan Qaadka Amarkan waxaa soo saaray taliyaha ciidanka ilaalada Madaxweynaha, George Kirera, oo sheegay in cunista qaadka aysan askarta ilaalada Madaxweynaha caafimaadkooda kaliya waxyeello ku … Continue reading Ilaalada Madaxweyne Afrikaan ah oo maaro looga waayey cunista Maandooriyaha Qaadka